Quick Contact

3016

Email Us

info@raasamaaltiles.com

Trims

Xaddidin Dhamaystiran oo Wanaagsan Ku Xooji Mashaariicda Marmar Xaddidin Heer Sare ah. Cidhifyada Biraha ah: Dhammaystiris qurxoon oo casri ah Sawiro Ku dhamaystir Mashruucaaga Cidhifyo Wanaagsan! Booqo mid ka mid ah qolalka bandhigyada ama ka baadho buuga onlaynka ah si aad u heshid cidhifyada ugu habboon mashaariicdaada Marmarka. Nala soo xidhiidh si aad u hesho […]

Mosaics

Marmar isku dar ah oo qurux badan Farshaxan iyo xarragao qayb kasta Xarrago Klassika: Naqshado aan gabow lahayn oo keenaya casriyeyn meel kasta. SAWIRO Goobtada Baddal Adoo Isticmalaya Marmarka Mosaics Booqo qolka bandhiga ama ka raadi bogga onlaynka ah si aad u sahamiso tili-yadayada quruxda badan ee mosaic-ka ah. Si Qurux iyo Tayo Leh u […]

Marmar Kaabad

Ku Qurxi dhismahaaga Marmar kaabado xarrago leh Marmar waara oo qurux badan kaabad kasta Xarrago Noocyo Kala Duwan: oo waafaqaysa aragti kasta oo nashqadeed, laga bilaabo qadiimiga ilaa tan casriga ah. Quick View S KENDO Matt Finish Porcelain Step Tile | 300×1200 mm $14.00 Add to cart Quick View FOREST WOOD BIANCO Matt Finish Porcelain […]

Marmarka Dhulka

Marmarka Dhulka oo qaali ah oo loogu talagalay meel kasta Marmar waara, habaysan, oo la dhigi karo meel kasta Xarrago Klassik ah: Qaabab aan gabow lahayn oo dareen xarrago leh. 20 x 120 60 x 60 60 x 120 Sawiro Dhuldhig Xarrago: Naqshado marmar oo casri ah gabow na aan lahayn Marmar noocyo badan oo […]

Marmar Gidaar

Dhisma Kasta Marmar Gidaar Cajiib ah Ku Kordhi Gudahaaga iyo Bannaankaaga Naqshado Qaali ah Classic Seramiks: Naqshado aan gaboobayn oo loogu talagalay meel kasta 30 x 30 30 x 60 30 x 90 60 x 120 Sawiro Dhisma Kasta Marmar Gidaar Cajiib ah Sahami noocyada ballaaran ee marmarka gidaarka, oo ku habboon codsiyada gudaha iyo […]

Nagu Saabsan

Nagu Saabsan Raasamaal Tiles Raasamaal waa tafaariiqle ku takhasusay marmarka tayada sare leh iyo dhagaxa dabiiciga ah waxaan diirada saareynaa sidii aan u gaarsiin lahayn macaamiisheena marmarka ugu fiican adduunka . Waxaan hadda leenahay 4 laamood oo ku baahsan bariga afrika. waxaad kala dooran kari waayi donta dookha kala duwan. waxaad ka heli doonta kala […]

Hoyga

Heshiisyo Gaara Ha Moognaan heshiisyadayada gaarka ah ee ku saabsan marmarka tayada sare leh iyo qalabkiisa Qiimo Dhimis Khaas ah Qiimo dhimis balaadhan ku hel marmar qaali ah iyo qalabka la socda. Muddo xadidan ayu soconaya Ku Cusub Raasamaal Tiles! Sahami safarki ugu dambeeyay ee marmarka oo tayo sare leh iyo dhagxaanta dabiiciga ah ee […]